Daawo dagaalkii ugu horeeyay ee dhexmaray Ciidamada Suldaan Wabar iyo Somaliland

Deegaanka Quljeed ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in ay ku dagaalameen ciidanka Suldaan Wabar uu hoggaaminayo iyo ciidamada Somaliland.

Dagaalkan oo ahaa mid kooban mudona socday ayaa waxaa ka dhashay Khasaare kala duwan. Wararka laga helayo aagana waxay sheegayaan in uu bilowday Qax ay dadka shicibku ka qaxayaan meeshii lagu dagaalamay. Degmada Quljeed ayaa u dhow xadka Itoobiya.

Dhagayso

Puntlandes.com

About The Author