Daawo qaar ka mid ah Waxgaradka Galkacyo oo cambaareeyey maamulka gobalka Nugaal & odayaal Garowe si gaar ah u sheegtay

27 Okt 2019 (Puntlandes) Qaar ka mid ah waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegeen in Garowe ay tahay caasumadii Puntland, waxayna cambaareyn u soo jeediyeen maamulka gobalka Nugaal & odayaal shalay ka hadlay oocaasimadda gaar u sheegtay.

Hoos ka daawo Oday dhaqameed iyo gudoomiyaha gobolka Nugaal oo caasimadda Puntland gooni u sheegtay.

Puntlandes.com

About The Author