MAADEEY OO KU GUULAYSTAY DOORASHADII GUDOOMIYAHA CUSUB EE OLNF

11 Nov 2019 (Puntlandes) Caawo doorasho ka dhacday magaalada Godey waxaa guushu ku raacday ku raacday Dr Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadeey)

Dr Maadeey ayaa waxaa kula tartamayey gudoomiyaha ONLF Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim, waxaana codaysay 607 Ergo, waxaana loo kala helay sidan:

  • Dr Maadeey wuxuu helay 342 cod
  • Axmed Yaasiin wuxuu helay 251 cod
  • 6 cod way xumaadeen
  • 8 qofna ma codayn

 

Sidaas ayaa waxaa guushii ku raacday oo ku guulaystay Gudoomiyaha ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadeey).

Puntlandes.com

About The Author