Daawo Video: Hadaad qosol rabto daawo ”Dadka gobolada iyo Baarlamaanka kama hadli karaan Muqdisho”

Hadaad qosol rabto daawo Videowag ”Dadka gobolada iyo Baarlamaanka kama hadli karaan Muqdisho”. Ogoowna dadkani saas ayey dawladnimo u yaqaanaan! Soomaaliya xaalkeedu waa “Faanoole Fari kama qodna” Nin ka mid ah nimankan odoyaasha ah ayaa isagoo ka hadlaya dadka Soomaaliyeed iyo Caasimadoodii hore ee Muqdisho wuxuu yiri “…Yurub ayeynu nimid ka waran haddii aynu dadkii ay u nimid ka qaadano dadka Gobolada degen sidaas ayey la mid yihiin….”

Puntlandes.com

About The Author