Akhriso Madasha Xisbiyada Qaranka oo sheegay inay burbureen wadahadaladii dowlada federalka

19 Dec 2019 (Puntlandes) Qoraal ay soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa ay ku sheegeen in uu bur burey wada-hadaladii iyo heshiiskii ay la galeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Waxaa ay ku eedeeyeen Madaxweynaha in uu dhamaan ka baxay qodobadii ay kula heshiiyeen ee dhinacyada Amniga,Xuriyadda hadalka, doorashooyinka iyo in Shacabka uu u soo bandhigo heshiiskii ay wada galeen.


Puntlandes.com

About The Author