Akhriso liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Filed under: Wararka maanta |

10 Jan 2020 (Puntlandes) Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug, kadib markii ay in muddo ah ku mashquulsanayeen arrimaha dib-u- heshiisiinta beelaha wada-dega deegaannada Galmudug iyo soo xulista xubnaha kamid noqon doona Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.



Puntlandes.com