Sawirro: Safiirka Dowlada Maraykanka ee Somaliya oo Nairobi kula kulmey madaxweynaha KGS

23 Jan 2020 (Puntlandes) Safiirka Dowlada Maraykanka ee Somaliya Donald Yukio Yamomoto ayaa maanta magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula kulmey madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Safiirka mahadweynaha ayaa ka wada hadlay xaalda iminka ee Soomaaliya iyo doorashooyinka la filayo inay dalka dhacaan dabayaaqada sanadkaan.


Puntlandes.com

About The Author