Dhagayso: Xildhibaan Burhaan oo ka hadlaya Ha’yadda Macdanta iyo Mucaaradka xukuumada Gaas ee danta ku dhisan

Burhaan Aadan Aw-Cabdi oo kamida ah xildhibaanada Barlamaanka Puntland ayaa dhaliilay siyaabaha ay u shaqeeyso Ha’yadda Madcanta Puntland, waxana uu ku Eedayey inaan Ha’yadahaasi la horkeenin golaha shacabka Puntland.

Ugu dambayn waxaa kaloo xildhibaan Aadan Aw-Cabdi ayaa ugu baaqay bulshada reer Puntland in ay ilaa shadaan midnimadooda iyo nabadgalyadooda, islamarkaana ay garab istaagaan dowladadooda ayna iska kaashadaan cadowgooda.

Dhanka kale waxa uu Xildhibaanku u digay kuwa ku shaqeeya mucaadnimada danta ku dhisan taasoo uu ku tilmaamay mid aan wanaagsanayn.

Dhegayso


Puntlandes.com

About The Author