Daawo wasiir Janan oo sheegay inay ka difaacayaan ciidamada ay DFS kusoo daabushay gobolka Gedo, faahfaahiyeyna 5tii bilood ay DFs ku haysay Muqdisho

09 Feb 2020 (Puntlandes) Wasiir Aminga dawladda Jubaland oo afduub ugu xirnaa DFS magaalada Muqdisho mudo 5 bilood ah oo iminkana ku sugan magaalada Baladxaawo ayaa faahfaahiye sababta ay madaxda dawlada Federaalku u af-duubatay.

Sidoo kale wasiir Janan ayaa ka hadlaya ciidamada ay DFS ku soo daabushay degmooyinka Doolow, Baladxaawo iyo Luuq, wuxuuna sheegay in dhiig badan usoo daatay xorayta degmooyinkaas hadana ay diyaar u yihiin inay difaacaan.

Daawo wasiir Janan

Puntlandes.com

About The Author