Daawo Video: Shirkii Maalgashiga Jubaland ee Nairobi

Dhawaan waxaa ka dhacay caasimada dalka Kenya ee Nairobi Shir ku saabsan sidii loo Maalgashan lahaa Jubbaland oo leh Khayraad aad u farabadan. Shirkaas ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, Wasiiro, madax Kenyaan ah, waxgarad iyo Ganacsato badan.

Daawo Viedowgan waxaad ka baranaysaa wax badan oo aadan horay uga aqoon Jubbaland sida tirada dadkeeda, baaxada dhulkeeda owm.

 

Daawo Videowga

Puntlandes.com

 

About The Author