Daawo Video khudbadii Obama: Islaamka lama dirirayno balse waxaan la dagaallamaynaa Xagjiriinta

Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama ayaa sheegay inay dagaal adag la galayaan xagjirnimada rabshadaha wadata, isagoo xusay in Maraykanka iyo dalalka reer galbeedku aysan dagaal kula jirin Islaamka, balse ay la dagaalamayaan argagixiso iyo xagjiriinta sida xun u isticmaalaysa Islaamka.
Daawo Qudbadii madaxweyne Obama

Puntlandes.com

About The Author