Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Covid-19 iyo inaysan dawladiisa waxba ka qaban karin

12 April  2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo madaxda hay’adaha dowladda ee qaabilsan caafimaadka, wacyigelinta iyo dhaqaalaha.

Farmaajo ayaa jeediyey khudbad dheer oo uu uga hadlay khatarta cudurka Covid-19 sida aan shacabka Soomaaliyeed ugu baraarugsanayn iyo inaysan dawladiisu waxba ka caawin karin shacabka Soomaaliyeed.


Puntlandes.com

About The Author