Daawo Video: Dr Gaboose oo ummadda Soomaaliyeed uga digay khatarta Qaadka, caddeeyeyna inuu fidinayo cudurka Covid-19

11a7
17 April  2020 (Puntlandes) Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa ummadda Soomaaliyeed uga diay khatarta Qaadka, wuxuuna caddeeyeyey inuu Qaadku fidinayo cudurka Covid-19
 
Dr Gaboose oo si toos ah ula hadlay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa yiri “Madaxweyne yaa kuu Xaqiijiyey inaad ka badbaadi doonto Xanuunka Covid-19”, wuxuuna ugu baaqay inuu ummadda ka joojiyo QAADka oo xambaarsan Cudurkaas.
 
Sido kale Dr Gaboose ayaa ganacsatada ugu baaqay inay ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro Cudurkaan halista ah ayna uruuriyaan dhaqaale…….


Puntlandes.com

About The Author