Sawirro: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo xubno ka socda beesha caalamka oo shir-muuqaaleed yeeshay

28 April  2020 (Puntlandes) Waxaa galabta shir online ah (shir muuqaaleed) wada yeeshay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland iyo xubno ka socda beesha caalamka oo ay ka mid yihiin safaaradaha Midowga Yurub, Sweden, Switzerland iyo Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa looga wada hadlay saamaynta uu cudurka Covid-19 ku yeeshay habsami u socodka hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.


Puntlandes.com

About The Author