AKHRISO WAR-SAXAAFADEED: Mowqifka Puntland ee doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021

09 June 2020 (Puntlandes) Dawladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda doorsahda Soomaaliya ee 2020/2021ka ayaa waxey ku dhawaaqdey inay ka baxdey gudigii u gogol xaarka shir ay yeeshaan Dowlada faderaalka iyo dawladda xubnaha ka ah.

Sidoo kale Dowlada Puntland waxey sheegtey inaysan ka qayb qaadanayn wax shir ah oo doorashada Dowladda faderaalka Soomaaliya looga hadlayo wixii ka dambeeya 20-june-2020.


Puntlandes.com

About The Author