Daawo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo si waafi ah uga hadlay marxaladda kala guurka ee uu dalku ku jiro, dhaliilayna madaxda Dawladda Federaalka

10 Juni 2020 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo si waafi ah uga hadlay marxaladda kala guurka ee uu dalku ku jiro, kuna dhaliilay madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya inaysan ka shaqayn in doorashadu waqtigeedii dhacdo.





Puntlandes.com

About The Author