Wasiir Samaale oo diiday xilkii xusbaa ee Siilaanyo u magacaabay

Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdi Casiis Samaale ayaa ku gacan saydhay Xilkii Cusbaa ee loo magacaabay Kaas oo uu ku sifeeyay Mid Aan lagala Tashan.

Cabdi Casiis Samaale ayaa madaxweynaha Somaliland ka dhigay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland halkii uu markii hore u ahaa Wasiirka Maaliyada Somaliland isagoo Samaale uu saluug ka Muujiyay xilka xusub ee loo dhiibay.

Wasiir Samaale ayaa soo gaabiyey safar uu ku joogay Magaalada Ceerigaabo isagoo iminka soo gaaray magaalada Hargaysa.

Wasiir Samaale oo BBCda la ayaa u xaqiijiyey in uusan ku qanacsanayn jagan loo magacaabay oo aana lagala tad´shan isaga.

Puntlandes.com

About The Author