Daawo sawirrda Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo maanta casuumaad ugu sameeyay Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland

Filed under: Wararka maanta |

27 june 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maanta casuumaad ugu sameeyay Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland Mudane Sacid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo.





Puntlandes.com