Daawo Video: Wasiirka Amniga Ducaale oo sharci darro ku tilmaamay go’aanka guddoonka baarlamaanka ee ridista xukuumada

25 July 2020 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa si adag uga soo horjeestay in xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xukuumaddiisa.


Islow ayaa sheegay in maanta kulanka ajandihiisa uu ahaa in laga doodo doorashooyinka balse ay guddoonka diideen in sharcigaa laga doodo isla markaana la soo baxay ajade kale oo aan sharci ahayn.

Waxaa uu sheegay in Xildhibaano doonaya Muddo kororsi ay maanta carqaladeen kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ayna sheegeen in Xukuumadda Soomaaliya Xilka laga qaaday.





Halkan hoose ka daawo Wasiirka Amniga Islow Ducaale

Puntlandesocom

About The Author