Daawo Video: Madaxweyne Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo (sawirro)

25 July 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.




Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo laabtay Shirkii Dhuusamareeb ayaa safar dhinaca dhulka ah ku yimi Gaalkacyo, iyagoo kusoo hakaday magaalada cadaado.

Dhanka kale madaxeweyne Deni oo la hadlay shacabka reer Gaalkacyo oo si diiran u soo dhaweeyey ayaa sheegay inuu Gaalkacyo ku qaadan doono munaasanadda 1da Agoosto.






Puntlandes.com

About The Author