Akhri warmurtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen Dawlada Puntland iyo Dawlada Jubaland

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisii ayaa maanta  dib ugu soo laabtay magaalo Garoowe, kadib safar uu ku tagay Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ee Jubbaland.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa Jubbaland lasoo saxiixday heshiis ku saabsan arimaha siyaasada, amniga, xoojinta xiriirka ganancsiga iyo isdhaafsiga aqoonta hay’addaha maamulka.

Qodabada waxay ka koobnaayeen shan qodob oo waawayn oo mid kastaahi uu ka koobnaa qodobo kale sida qodobka siyaasada wuxuu ka kooban yahay 8 qodob oo aad muhiim u ah.

 

Akhri heshiiska
1749

1750

 

Puntlandes.com

About The Author