Dhagayso: Senator Cumar Cabdirashiid oo kahadlay xil ka qaadista Khayre, eedaha loo jeediyey iyo doorashada

26 July 2020 (Puntlandes) Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shalay sheegay inay xilka ka qaadeen Ra’iisul wasaarihii dalka Xasan Cali Khayre, kaasi oo saacado kadib isna sheegay inuu iscasilay.



Ra’iisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya ilsa markaasna ah senator ka tirsan Aqalka Sare Cumar Cabdilrashiid Cali Sharmarke ayaa idaacadda VOA ka waraysatay suaalaha ku hareeraysan codbixintii Golaha Shacabka ee shalay inay ku dhacday hab sharci ah.

Xil ka qaadista Khayre ayaa waxaa dhaleeceeyey Midowga Yurub iyo Maraykanka oo sheegay in hanaanka loo maray mooshinka codka kalsooni kala noqoshada xukuumadda ay tahay mid lagu carqaladaynayo mirihoii shirka Dhuusamareeb.

Dhagayso waraysiga VOA ka qaaday Senator Cumar

Puntlandes.com

 

About The Author