Daawo sawirrada Safiirka Dowladda Qadar u fadhiya Somalia oo Madaxweynaha Galmudug kusoo booqday hoyga uu ka deganyahay Muqdisho

Filed under: Wararka maanta |

30 July 2020 (Puntlandes) Safiirka Dowladda Qadar u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Hasan Bin Hamza Asad Mohammed ayaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye kusoo booqday hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho.


Puntlandes.com