Daawo Video: Prof Galayr iyo Wasiir Jengeli oo ka qayb galay kulan lagu amaanayey Dam Jadiid iyo madaxweyne Xasan Sh.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Prof Galayr iyo taageerayaashiisa, Xildhibaan iyo Wasiir ka tirsan DFS kulan kaasoo muhiimadiisu ay ahayd in lagu taageero Kooxda maroorsatay talada dalka Soomaaliya ee Dam Jadiid.

53

Waxaana dadka loo tusayey in ay taageero u muujinayaan madaxweyne Xasan Sheekh madaama uu ú xulay xubno ay ku qanacsan yihiin wadahadaladii DFS iyo Somaliland uga furmi lahaa dhawaan wadanka Turkiga laakiinse baaqda.

Waxaa iyana si indho la’aan ah taageero ugu muujiyey Dam Jadiid iyo madaxweyne Xasan Shekh xukuumada Puntland ee uu hogaamiyo madaxweyne Dr Gaas iyagoonba aqoon waxay taageereen ma Prof Galayr oo ku doodaya Wasiir Jangeli anaa ku darsaday ayaa saxsan mise xukuumada Dr Gaas?

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author