Daawo Buraanbur iyo gabay laga tiriyey munaasabaddii Kulanki Bulshada degmada Bursaalax iyo wafdigii uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland

08 August 2020 (Puntlandes) Daawo Buraanbur iyo gabay laga tiriyey munaasabaddii Kulanki Bulshada degmada Bursaalax iyo wafdigii uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland mudane Siciid Cabdulaahi Deni.

Daawo Buraanburkii Shugri Mursal ay kajeedisay Kulanki Bulshada Bursaalax iyo Madaxwaynaha Puntland.

Gabaygii Abwaan Cali Dhuux uu Ka jeediyay Kulanki Madaxwaynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo Bulshada degmada Bursaalax

Puntlandes.com

About The Author