Akhriso-daawo Warmurtiyeedka shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubaland

27 August 2020 (Puntlandes) Madaxweynayaasha Dowladdaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa shirkii Wadatashiga ee uga socday caasimadda Puntland ee Garowe waxaa laga soo saaray Warmurtiyeedka.

Warmurtiyeedka ayaa waxaa Warbaahinta u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.



Puntlandes.com

About The Author