Sawirro: Axmed Karaash oo qaabilay Wasiirka wasaarada Beeraha iyo waraabka Soomaaliya

28 Okt 2020 (Puntlandes)  Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash wuxuu maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Wasiirka wasaarada Beeraha iyo waraabka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo uu weheliyo Agasimaha waaxda badbaadada dhirta Soomaaliya Cabdi Maxamed Xuseen.

Weftiga wasiirka ayaa u yimi Puntland dhagax dhigga xarunta la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga dhisayo magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.


Puntlandes.com

About The Author