Akhriso Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay xubnaha DFS uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah DFS

Filed under: Wararka maanta |

18 Nov 2020 (Puntlandes)  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah DFS.


Puntlandes.com