Sawiroo-muuqaal: Madaxweyne Lafta Garee oo Madaxtooyada Dowlad Goboleedka KG ku soo dhaweeyey Sheekh Shariif Sheekh iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

26 Nov 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Madaxtooyada Dowlad Goboleedka KG ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo.

Wafdiga Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Sheekh Shariif ayaa qorshuhu yahay in Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed kala hadlaan Xaaladda Dalka iyo Marxaladda kala guurka ah ee Doorashooyinka.



Puntlandes.com

 

About The Author