Golaha Madowga Murashaxiinta oo qoraal soo saaray doorashadii guddoonka ee guddiga doorashada lagu muransan yahay ee ay dawlada federaalka ah magacawday

05 Dec 2020 (Puntlandes) Golaha Madowga Murashaxiinta oo qoraal soo saaray ayaa ku sifeeyey doorashadii guddoonka ee guddiga lagu muransan yahay ee ay dawlada federaalka ah magacawday in uu yahay iska dhegatir baaqii ka soo baxay Golaha.

Golaha ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo in uu qaadayo masuuliyada wixii ka yimaada falkaas.


Puntlandes.com

About The Author