Akhriso Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacii Idaacadda Codka Gobolka Banaadir loogu bedelay Idaacadda Codka Caasimadda

Filed under: Wararka maanta |

12 Jan 2021 (Puntlandes) Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa lagu beddeley magacii Idaacadda Codka Gobolka Banaadir waxaana loo Bixiyey Idaacadda Codka Caasimadda.


Puntlandes.com