Daawo muuqaalo Sheekh Shariif iyo C/raxman C/shakur oo ka hadlaya banaanbaxa nabeed ee ay Midowga Musharaxiinta ku baaqeen una mahadceliyey madaxweyne Deni

22 Feb 2021 (Puntlandes)  Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho uga dhawaaqay in banaanbax nabadeed ay ku qabanayaan taalada Daljirka Dahsoon maalinta Jimcaha ee ay taariikhdu tahay 26ka febraayo 2021.

Daawo muuqaalo Sheekh Shariif iyo C/raxman C/shakur oo ka hadlaya banaanbaxa nabeed ee ay Midowga Musharaxiinta ku baaqeen una mahadceliyey madaxweyne Deni

Daawo Sheekh Shariif oo ku baaqay mar kale banaanbax nabdeed, una mahadceliyey MD Deini hiilka Somalia

Daawo C/raxmaan C/shakur “Farmaajo waxaa qorshiisa kaligistalisnimo kashifay madaxweyne Deni

Puntlandes.com

 

About The Author