Akhrso dawladda Federaalka ee muddo xileedkeedu dhamaay ayaa heegan gelisey Ciidamada Booliiska Soomaaliya

24 Feb 2021 (Puntlandes) Taliyaha Ciidamada Boliiska Somaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa heegan geliyey Ciidamada Booliiska Soomaaliya, kaas oo ka bilaabanaya maanta kuna eg 03da maarso ee todobaadka soo socda.


Dawladda Federaalka ee muddo xileedkeedu dhamaay ayaa u eg mid ku adkaysanaysa iney xoog u adeegsato Banaanbaxa ay ku baaqeen Midowga Musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo qorshaysan jimcaha ay bishu tahay 26ka febraayo.

Akhrso dawladda Federaalka ee muddo xileedkeedu dhamaay ayaa heegan gelisey Ciidamada Boliiska Somaliya

Puntlandes.com

About The Author