Daawo Dr Gaas “Dalkaan 21sano oo Diktaatooriyad ah ayuu soo maray waana in la diidaa in Shacabka awood Milatari lagu Caburiyo Banaanbaxuna waa Dastuuri”

25 Feb 2021 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland isla markaasna ah RW hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyey TV-ga Universal ayaa si adag kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Dr Gaas ayaa yiri “Dalkaan 21sano oo Diktaatooriyad ah ayuu soo maray waana in la diidaa in Shacabka awood Milatari lagu Caburiyo Banaanbaxuna waa Dastuuri”

Puntlandes.com

About The Author