War-Saxaafadeed: Golaha Madasha Badbaado Qaran oo si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Farmaajo iyo Baarlamaanka

30 Mars 2021 (Puntlandes) War-Saxaafadeed ka soo baxay Golaha Madasha Badbaado Qaran ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo madaxwewynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo iyo Baarlamaanka oo uu waqtigooda iayaga dhammaaday.


Sidoo kale Waxay Madashu masuuliyada dhibka soo gaara 15-ka xildhibaan ee loo hanjabay dusha ka saaraysa guddoomiyaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Golaha Shacabka, Mudane Maxamad Mursal Sheekh C/raxmaan

“Madasha Badbaado Qaran waxay cadaynaysaa in aysan marnaba aqabali doonin muddo kororsi” ayaa lagu yiri qoraalka
.


Puntlandes.com

About The Author