Sawirro: RW Rooble oo kulan la qaatay midowga musharixiinta, Qoorqoor iyo Guudlaawe

28 April 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan afur ah la qaatay midowga musharixiinta, madaxweynayaasha Galmudug Axmed  Qoorqoor iyo HirShabeelle Cali Guudlaawe.

Kulanka ayaa ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka degen yahay Madaxweynaha Galmudug waxaana diiradda lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin xaaladda magaalada Muqdisho, arimaha doorashada oo uu Rooble shalay ku dhawaaqay in dalku uu aadayo doorasho heshiis lagu yahay oo salaysan 17ka sept.

 


Puntlandes.com

About The Author