Golaha Siyaasiyiinta Somaliland oo caddeeyey inaysan wax talo ah ku lahayn Shirka wadatashiga ee arrimaha doorashada go’aanka looga gaarayo

26 May 2021 (Puntlandes) Siyaasiinta ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Garabka uu hogaamiyo Gudoomye Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in aysan wax talo ah aysan ku lahayn shirka ka socday Muqdisho maalmihii la soo dhaafay isla markaana aysan qayb ka ahayn wixii ka soo baxa.

Garabka Cabdi xaashi “Gudoomiyaha aqalka sare ooay ishayeen RW kuxigeenka Khadar Guuleed ayaa 5 xubnood laga siiyay guddiga, halka 10 ka soo hartayna la siiyay garabka RW kuxigeenka mahdi Guuleed.


Puntlandes.com

About The Author