Daawo muuqaal: Imtixaanka Dugsiga Sare oo looga fariistay koontura iyo bartamaha Soomaaliya

29 May 2021 (Puntlandes) Wasiirka Waxbarashada XFS ayaa sheegay in imtixaanka dugsiga sare ee maanta ka bilowday dalka lagu gali doono 121 Goobood marka laga soo bilaabo koonfurta Gaalkacyo ilaa Dhoobley.

Waxaana u fariisatay arday tiradoodu ay tahay 36 143 Arday, dawladda Puntland oo horay u qaaday imtixaanka waxa u fariisatay 5 708 Arday, halka Somaliland ay u fariisan doonaan bisha soo socota ee june.


Puntlandes.com

About The Author