Sawirro: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka

29 May 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka.

Kulanka oo ka dhacay Teendhada Afisyooni, Madaxda Soomaaliyeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka wada hadlay hirgelinta heshiiskii Doorasho ee la gaaray iyo sidii ay doorkooda uga qaadan lahaayeen gaar ahaan taageerada looga baahanyahay dhinacooda.


Puntlandes.com

About The Author