Sawirro: RW Rooble oo oo ka gudoomay liis xubno matalayey midowga Musharixiinta

31 May 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta.

Xubnahaas ayaa kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu ka guddoomay liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad-goboleed.

Rooble ayaa sidii uu ahaa heshiiskii dhawaan la saxiixay bedeli doona xubnaha cabashadu ka jirto ee ay midowh´ga musharixiintu u gudbiyeen.


Puntlandes.com

About The Author