Sawirro: Ciidamada Galmudug iyo SNA oo la wareegay Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

17 July 2021 (Puntlandes) Ciidamada Galmudug iyo SNA oo is kaashanaya maalmihii u dambeeyeyna dagaal kula jiray Alshabaab ayaa la wareegay Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa iyo saraakiil kale ayaa Ciidanka hogaaminayey waxayna si buuxda ula wareegeen Bacaadweyne iyo deegaanada ku xeeran oo ay Alshabaab gacanta ku haysay.

 


Puntlandes.com

About The Author