Daawo sawirrada wafdiga Wasiirada ahaa ee Maalmahan ku sugnaa Gobolka Gedo oo gaaray Kismaayo

18 July 2021 (Puntlandes) Wafdiga Wasiirada ahaa ee Maalmahan ku sugnaa Gobolka Gedo ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubaland, iyagoona kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamud Sayid Aadan.

Wafdiga ayaa Madaxweynaha Jubaland ku wareejin doona Magacyada 4 qof ee loo magacaabi doono Maamulka cusub ee Degmada Garbahaarey, kuwaas oo ay usoo gudbiyeen dadka Deegaanka.


Puntlandes.com

About The Author