Sawirro: Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare qaybta Jubaland oo la gudoonsiiyey shahaadada aqoonsiga musharaxnimo

28 July 2021 (Puntlandes) Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Jubaland ayaa la gudoonsiiyey shahaadada aqoonsiga musharaxnimo musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare qaybta Jubaland.

Musharaxiinta is diiwaangeliyewy ayaa kala ah:

  • Musharax Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag
  • Musharax Xaliimo Jaamac Maxamed
  • Musharax Abdirisaaq Maxamed Cismaan
  • Musharax Maxamed Axmed Sayyid
  • Musharax Iftiin Xasan Baasto
  • Musharax Ilyaas Badal Gaboose


Puntlandes.com

About The Author