Liiska qayb ka mih ah tartamayaasha Aqalka Sare ee Koofurgalbeed oo la shaaciyay

31 July 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska qayb ka mid tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Liiska la soo saaray oo ah shan kursi ayaa waxaa ku tartamaya 10 musharax, waxaana labo ka mid ah kuraasta ay yihiin kuwo ay ku tartamayaan haween.

Hoos ka akhriso liiska ka soo baxay Madaxtooyada Koofurgalbeed


Puntlandes.com

About The Author