Guddiya doorashada heer dowlad goboleed (SEIT) ee Koonfur Galbeed oo shaaciyay Jadwalka Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare

Filed under: Wararka maanta |

31 July 2021 (Puntlandes) Guddiya doorashada heer dowlad goboleed, (SEIT), ee Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee JFS.

Puntlandes.com