Akhriso Senataradii mucaaridka ahaa oo Lafta Gareen ka saaray liiska tartamiyaasha Aqalka Sare

31 July 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo soo saaray liiska tartamiyaasha 5 ka mid ah Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka reebay labo ka mid ahaa mucaaradka madaxweynihii muddo xileedkiidsu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Senatar Xuseen Sheekh Maxamuud oo ahaa Xoghayaha Xisbiga UPD iyo Senetar Ilyaas Cali Xasan oo ahaa Xoghayaha Arrimaha Dibadda Xisbiga Himilo qaran ayaa laga saaray Liiska tartamayaasha Musharaxiinta Aqalka Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Puntlandes.com

 

About The Author