Sawirro: Axmed Karaash oo qaabilay madaxa Hay’adda WFP ee Gobolka Geeska Afrika

23 Aug 2021 (Puntlandes) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’adda WFP ee Gobolka Geeska Afrika Mr Michael Dunford iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Madaxda WFP ee Soomaaliya iyo xafiiska WFP ee Puntland, waxaana looga hadlay arrimaha bani’aadantinimo ee ka jira Puntland.


Puntlandes.com

About The Author