Sawirro-muuqaalo: Rooble oo kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi layeeshay Mahdi Guled iyo Cabdi Xaashi

Filed under: Wararka maanta |

12 Sept 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay qabashada doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare,Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland, kulankaas oo uu sidoo kale ka qeyb galo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.





Puntlandes.com