Daawo sawiirada RW Rooble oo kulan laqaatay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah

Filed under: Wararka maanta |

13 Sept 2021 (Puntlandes)Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu ka dhageystay talooyin ku aaddan sidii doorashadu u noqon lahayd mid ku dhacda jawi nabdoon oo daahfuran.


Puntlandes.com