Maxkamadda Sare ee Soomaaliya iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir oo khilaaf xoogani ka aloosan yahay (Akhriso qoraalo)

13 Sept 2021 (Puntlandes) Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhexgalay Gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo kan Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir.

Qoraalo ay isdhaafsadeen gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo kan racfaanka ayaa waxay isku khilaafeen xil ka qaadis uu sameeyay Gudoomiyaha Maxkamadda sare, taas oo saamaysay hay’adha iyo waaxda garsoorka dalka.

Si rasmi ah looma oga in warqadahan la iswaydaarsaday ay lug ku yeelan karaan kiiska Ikraan Tahliil ama Khilaafka Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha.


Puntlandes.com

About The Author